Aadan Madoobe oo shaaciyay in la qabanayo Doorashada Kuraastii Fahad Yaasiin iyo Mahad Salad

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in dhawwaan la qaban doono doorashada labo kursi oo ka banaan golaha shacabka. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in labada kursi ee doorashadooda la qaban doono kala yihiin kursiga HOP047 uu ku fadhiyay  Mahad Salaad oo hadda ah taliyaha NISA iyo kursiga … Continue reading Aadan Madoobe oo shaaciyay in la qabanayo Doorashada Kuraastii Fahad Yaasiin iyo Mahad Salad